Yesterday in Mogadishu, Ambassador Daccò Coppi held a ceremony for 22 Somali University students “who have been awarded a Scholarship by the Italian Government” . Mogadishu (PP Editorial) — The ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres ayaa Maanta Shir ku yeeshay magaalada New York halkaasi oo uu ka socdo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan Abdelrahman. War Qoraal ah oo ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan Shir la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane Joe Biden, intii lagu guda jiray shirka ...
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xilli danbe oo xalay ku weerarray Tel Aviv gantaal nooca ballistic-ga ah. Wararka ayaa sheegaya in intii uu weerarka socday ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 18 qof, sababo la ...
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan burcad-badeeddii qabsaday markabkii MV Abdalla ee madax-furashada lagu sii daayay. Warbixin uu soo saaray ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa waxaa magaalada New York kulan kula yeeshay, Molly Phee, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Afrika.
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa uga digay reer galbeedka in Ruushku uu isticmaali doono hubka Nukliyeerka haddii lagu soo weeraro gantaalaha caadiga ah. Vladimir Putin ayaa sidoo kale sheegay ...
Waa in Puntland garteeda sii akhrisato si ay u garato murugsanaanta siyaasadda Soomaaliya Garoowe (Faallo ) — Madaxweynaha ...