The scholarships that the Italian government has awarded to graduates of Somali universities mark a new… Sii akhri ...
Waa in Puntland garteeda sii akhrisato si ay u garato murugsanaanta siyaasadda Soomaaliya Garoowe (Faallo ) — Madaxweynaha ...
Kooxda Xisbullah ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijisay in Hogaamiyehoodii Xassan Nasrallah la dilay, waxaana warkani xaqiijinta ah uu yimid ka dib markii militariga Israel uu sheegay ay Nasrallah ku ...
Xildhibaanno ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi. Guddoonka Aqalka hoose ee Baarlamaanka ...
Dowladda Israa’iil ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay hawlgalkii ay ku beegsadeen ku dileen hoggaamiyaha mileeshiyaadka Xisbullah , Xasan Nasrallah. Sida ay sheegeen Ciidamada Difaaca ee ...
Millitariga Israa’iil ayaa sheegay in ay xalay madaafiic xiriir ahaa ku garaaceen xarumaha uu ururka Xisbullah ku leeyahay magaalada Beyrut, kuwaasi oo ay ku bartilmaameedsadeen hoggaamiyaha Xibullah ...
Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen dowladaha Mareykanka iyo Ciraaq ayay ku xaqiijiyeen, in howlgalka ay Isbaheysiga uu Mareykanka hoggaamiyo ka wadaan ee Ciraq dhammaan doonto bisha September ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres ayaa Maanta Shir ku yeeshay magaalada New York halkaasi oo uu ka socdo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan Abdelrahman. War Qoraal ah oo ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan Shir la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane Joe Biden, intii lagu guda jiray shirka ...
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xilli danbe oo xalay ku weerarray Tel Aviv gantaal nooca ballistic-ga ah. Wararka ayaa sheegaya in intii uu weerarka socday ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 18 qof, sababo la ...