The scholarships that the Italian government has awarded to graduates of Somali universities mark a new… Sii akhri ...
Waa in Puntland garteeda sii akhrisato si ay u garato murugsanaanta siyaasadda Soomaaliya Garoowe (Faallo ) — Madaxweynaha ...
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu uga sii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida ay sheegtay warbaahinta dalkaasi. Hadalkiisa ayaa ...
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay isu diyaarinayso guluf ka dhan ah kooxaha argagixisada ah ee ku dhuumaalaysta buuraha Bari iyo Sanaag. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo saaka booqday Taliska ...
Qoraal kooban oo uu soo saaray xoghayaha Warfaafinta maamulka SSC-khaatumo Najiib Barkhadle ayuu si adag uga digay in dowladda Puntland ay sheegato degaanno ka tirsan SSC. Najiib Barkhadle ayaa ku ...
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay in ay wada-hadal la gasho dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo xalliyo Khilaafka labada dhinac. “Puntland ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Safiirada cusub ku soo dhoweeyay Soomaaliya, isaga oo hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo ...
Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil millitari oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Markabka xamuulka ah ee ka yimid Masar ...
Xaaladda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka deggan kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga dareemay magaalada. Ciidamada dowladda oo xalay la soo dhoobay inta badan jidadka iyo ...